أخبار عاجلة
مصر تغلق معبر رفح البري حتى إشعار آخر  -
غزة.. قلق مــن احتمال اندلاع حرب مـــع إسرائيل -

Wareega koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlmaanka oo soo dhammaaday - صحف نت

Wareega koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlmaanka oo soo dhammaaday - صحف نت
Wareega koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlmaanka oo soo dhammaaday - صحف نت

- Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta Wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana goordhaw la filayaa in ay bilaabato tirinta codadka.

Doorashada waxaa ku tartamaya 10 musharax kadib markii uu tanaasulay mid kamid ah Musharaxiintii xilkan u tartamayay, waxaana loo badinayaa in doorashada loo gudbi doono wareeg labaad .

Wareega koobaad ee doorashada Musharaxii hela codad gaaraya 50+1 ayaa si toos ah doorashada ugu guuleesanaya hadii la waayana waxaa doorashada loo gudbi doona wareega labaad.

Doorashadan ayaa si weyn loo saadaalinayaa in uu kusoo bixi doono Musharax Maxamed Mursal Sheekh Ibraahim oo heesta kalsoonida qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada wax dooraya.

"بإمكانكم إيضاً مطالعة خبر (Wareega koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlmaanka oo soo dhammaaday - صحف نت) من موقع (اليمن العربي)"

التالى Army downs Houthi reconnaissance drone over Hodeidah