أخبار عاجلة
فرار 10 مــن أعضاء البرلمان الخاضع للحوثيين -

Deg Deg:-Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya oo la doortay‏ - صحف نت

Deg Deg:-Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya oo la doortay‏ - صحف نت
Deg Deg:-Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya oo la doortay‏ - صحف نت

- Mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta kudoortay aqalka Golaha shacabka Gudoomiyaha cusub ee Golaha waxana ay u doorten Maxamed Mursal Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Soomaaliya.

Mursal ayaa helay 147 cod marka loo eego musharaxii kale ee la tartaamayay oo helay 119 cod.

Waa wax la sadaalinaayay in Mursal uu ku guulaysan doono doorashadii maanta dhacday.

11 musharax ayaa u taagnaa qabashada xilka gudoomiyaha Golaha shacabka oo horey iskaga casilay Gudoomiyihii hore Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

"بإمكانكم إيضاً مطالعة خبر (Deg Deg:-Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya oo la doortay‏ - صحف نت) من موقع (اليمن العربي)"

السابق Ra'iisul wasaaraha soomaaliya oo garoonka Aaden Adde ku soo dhaweeyay xulka 17-jirada qaranka. - صحف نت
التالى Xoogagga Kenya oo soo furtay dhallinyaro Keenyaan ah - صحف نت